Qiimaha

Ballan/Vastaanotto

Caawimaad telfoon ahaan ama daawo la qoro
Puhelimitse annettu hoito-ohje ja mahdollinen resepti
9 Euro*
Ballan, 10 daqiiqo deg deg ah
Vastaanottokäynti (pikavastaanotto), enintään 10 min
24 Euro
Ballan, 20 daqiiqo
Vastaanottokäynti, enintään 20 min
33 Euro
Ballan, 30 daqiiqo
Vastaanottokäynti, enintään 30 min
44 Euro
Ballan, 45 daqiiqo
Vastaanottokäynti, enintään 45 min
59 Euro
Ballan, 60 daqiiqo
Vastaanottokäynti, enintään 60 min
79 Euro
Ballan, kalkaaliso
Vastaanottokäynti, hoitaja
19 Euro

Waraaqaha cadeymaha ee caafimaadka/Lausunnot ja todistukset

Waaraqda caafimaadka, fahfaahsan, dhameystiran
Lausunto, eritt. laaja ja perusteellinen
45 Euro
Waraaqda caafimaadka, fahfaahsan
Lausunto, laaja
35 Euro
Waaraqda caafimaadka, guud ahaan
Ajokorttitodistus
30 Euro
Cadeynta dhakhtarka
Todistus, tavallinen
10 Euro
Baaritaan iyo qiyaas xaalada caafimaadka iyo awooda shaqada
Kliin.perust.tutk.,työkyvyn ja kunt.arviointineen
85 Euro
Baaritaan caafimaad iyo shaybaar laboratory ah
Kliininen konsultaatiotutkimus, laboratoriotulosten tulkintoineen
85 Euro

Tallaabooyinka/Toimenpiteet

Daaweynta daloolista laabatada (Nivelpisto)
Nivelpisto
59 Euro
Daloolista unugyada jilicsan
pehmytkudospisto/punktio
99 Euro
Biopsi (qalniin yar) madaxa ama agagaarka qoorta
Biopsia pään, kaulan ihosta
129 Euro
Saaridda nabarada madaxa ama agagaarka qoorta
Pään, kaulan ihon muutospoisto
159 Euro
Daaweynta nabarada jirka
Vartalon ihomuutoksen paikallinen käsittely
49 Euro
Daaweynta is bedelka jirka madaxa iyo qoorta
Pään tai kaulan ihomuutoksen paikallinen käsittely
49 Euro
Tolniinka dhaawaca
Vartalon ihohaavan ompelu
129 Euro
Saaridda/Jaridda is bedelka jirka
Vartalon ihon muutoksen poisto
129 Euro
Daaweynta is bedelka jirka ee qacmaha
Yläraajan ihomuutoksen paikallinen käsittely
49 Euro
Saaridda/Jaridda is bedelka jirka ee qacmaha
Yläraajan ihomuutoksen poisto
129 Euro
Saaridda ciddida
Sormen kynnen poisto
129 Euro
Daaweynta is bedelka jirka ee lugaha
Alaraajan ihomuutoksen paikallinen käsittely
49 Euro
Saaridda/Jaridda is bedelka jirka ee qacmaha
Alaraaja ihon muutoksen poisto
129 Euro
Saaridda ciddiyaha lugaha
Varpaan kynnen poisto
129 Euro
Daaweynta/toosinta ciddiyaha lugaha
Varpaan kynnen korjaus
49 Euro
Daaweyn is bedelka jirka, meel kale
Ihomuutoksen paikallinen käsittely, paikkaa ei määritelty
49 Euro
Baaritaan orthostatic ah, qaab jirka lafaha dhabarka
Ortostaattinen koe
29 Euro
Qiyaas sii daynta neefta
Uloshengityksen huippuvirtaus
9 Euro

* - Hadii aad na soo wacdid oo telfoon ahaan wax laguu qabto 15 euro oo ah lacagta shaqada xafiiska laguma darayo. Laakiin dhamaan wax qabashada kale waxa mar kasta lagu darayaa lacagta shaqada xafiiska oo ah 15 euro.

Ballan qabso, soo wac 040 554 82 00

ama

kaaley isniinta illaa jimcaha wakhtiga 12:00 illaa 20:00