Xiriirka

Klinikka Elo waxa uu ku yaalla bariga Helsinki, Malmi.

Waxaad nagu soo gaari kartaa si fudud:

bus Basaska: №69, 76A, 77A, 79, 552, 603. Bus-stop №3441-3443

train Treenka, stop: Malmi

car Baaburka: waxaa aad heleysaa parking bilaa lacag illaa sadex saacadood oo ah kan suuqa Malmi

Farmasiga waxa i noo jirta 100 meter marka markiiba waad heli kartaa daawooyinka aan kuu qorno. Hadii shoppin ama adeeg aad u baahantihidna way kuu fududahay maadama jidka dhankiisa kale uu suuqa ku yaallo.


Telefone : +358 40 554 82 00

E-mail: klinikkaelo@gmail.com

Ballan qabso, soo wac 040 554 82 00

ama

kaaley isniinta illaa jimcaha wakhtiga 12:00 illaa 20:00